E-xisaabi
Maaree maaliyadaada si fudud

U Maamul mustaqbalkaaga dhaqaale si fudud - E-xisaabi

Si fudud ula soco kharashaadkaaga shaqsi iyo mid ganacsi, sameena miisaaniyad kuu gaar ah, oo gaadh yoolalkaaga maaliyadeed adigoo adeegsanaya madal caqli leh oo lagu maamulo dhaqaalaha.

Sida loo isticmaalo E-xisaabi

Loading video...

Eeg sida E-xisaabi u shaqayso

Muhiim

La Socodka Dakhligaaga

La soco dhammaan ilaha dakhliga waqtiga walbo ah iyadoo si toos ah loo kala saarayo iyo faahfaahin si aad u fahanto qaab-dhismeedka dakhligaaga.

  • Ilaha dhaqli oo kala duwan
  • La socod toos ah
  • Falanqayn dakhli
La Socodka Dakhligaaga Screenshot
Kan ugu caansan

Maamulka Kharashaadka

Si fudud ula soco kharashaadkaaga shaqsiga iyo kuwa ganacsiga, samee miisaaniyad kuu gaar ah, oo gaadh yoolalkaaga maaliyadeed adigoo adeegsanaya madal caqli leh oo lagu maamulo dhaqaalaha.

  • Qaybinta Caqliga Leh
  • Ogaanshaha Miisaaniyadda
  • Falanqaynta Kharashaadka
Maamulka Kharashaadka Screenshot
Dakhli

La socodka Iibka

La soco iibka goobta iyo online-ka, diiwaangeli lacag-bixinnada, kana hel isbeddelka dakhliga waqtiga-dhabta ah.

  • Raashiin iyo rasiidh
  • Guudmar iib maalinle
  • Aragtiyo macaamiil
La socodka Iibka Screenshot
Kayd

Maamulka Alaabta

Xakamee kaydkaaga adigoo leh digniino kayd-hoose, maarayn qiime, iyo aragti heer SKU ah oo lala jaanqaadayo iibka.

  • Digniin kayd hoose
  • Falanqayn heer SKU
  • U diyaarsan goobo badan
Maamulka Alaabta Screenshot
Cusub

Maamulka Deynta

Maamul deymahaaga adigoo adeegsanaya la-socodka Xaaladda Deynta, Hubinta Deynta, iyo qalabka Maareynta Deynta ee waxtarka leh si aad ula socoto, u qorsheyso, uguna hagaajiso bixinta deymahaaga.

  • Xaaladda Deynta
  • Wakhtiga laga baxayo Deynta
  • Hubinta Deynta
Maamulka Deynta Screenshot
Astaanta Asaasiga ah

Qorshaynta Miisaaniyadda

Samee miisaaniyad kuu gaar ah oo ku habboon noloshaada shaqsiga ah iyo ganacsigaaga — adigoo ka faa’iidaysanaya talooyin caqli leh iyo saadaasha kharashaadka oo kaa caawinaya qorsheyn hufan.

  • Miisaaniyad Gaar ah
  • Xeelado Caqligal ah
  • Saadaasha Kharashka
Qorshaynta Miisaaniyadda Screenshot
Pro

Warbixinno Casri ah

Hel aragti qoto dheer oo ku saabsan xaaladdaada maaliyadeed adigoo adeegsanaya warbixinno dhameystiran, falanqaynta isbeddellada, iyo saadaalinta maaliyadeed.

  • Falanqayn faahfaahsan
  • Saadaalinta Isbeddellad
  • Warbixinno Gaar ah
Warbixinno Casri ah Screenshot

Falcelin dhab ah oo ka yimid dad dhab ah

Eeg sida dad iyo ganacsato ay guul maaliyadeed ugu gaadhayaan E-Xisaabi.

"E-Xisaabi runtii waxay iga caawisay inaan si fiican ula socdo kharashaadkayga, isla markaana ay sahashay samaynta miisaaniyad. Waxay igu abuurtay kalsooni ku saabsan maaraynta dhaqaalahayga"
Abdikadir Q.
Injineer Software
"Website-kan runtii waa mid aad u fiican isla markaana si fudud loo isticmaali karo. Wuxuu si gaar ah faa’iido ugu leeyahay ganacsatada yaryar ee aan awoodin inay adeegsadaan barnaamijyada adag. Waad mahadsan tihiin, saaxiibayaal"
Naasir S.
Mulkiile Ganacsi Yar
"Hab-raaca (Dashboard, Dakhli, Kharash, Deyn, iwm.) si aad iyo aad u wanaagsan ayaa loo habeeyey. Isticmaalka midabada kala duwan wuxuu fududeeyaa in si dhaqso ah loo fahmo xogta sida Dakhli, Kharash, iyo Deyn. Qaar ka mid ah astaamaha (features) aan ugu waxtarka badan ee aan ka helay E-Xisaabi waxaa ka mid ah:La socodka Dakhliga & KharashkaKormeerka Deynta (tusaale: “$100.00 – 1 deyn”)Guudmar / Isbeddel Bille ah (Monthly Trends)Dejinta Shaqsiyeed iyo Amniga (Personal Settings & Security)"
Mohamed M.
Freelancer
Boosas Xadidan — Hadda Bilow

Hadda Bilow 3... 2... 1

Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Haddii aad qabto su'aalo, annagaa hayna jawaabo. hel wax walba oo aad u baahan tahay si aad u bilowdo E-xisaabi.

Weli su'aalo ma qabtaa? Waxaanu u joognaa inaan ku caawino!

La xidhiidh qeybta caawimaadka
E-xisaabi - Take Control of Your Financial Future | E-xisaabi